Somalia oo la wareegtay Guddoonka Ururka Jaamacadda Carabta (Daawo Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa Maanta shir guddoomiyey shirka Wasiirrada Arrimaha dibadda Carbeed, kaasoo ka furmay Magalaada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Soomaaliya ayaa sanadkaan la wareegtay wareegga 151aad ee madaxtinimada Jaamacadda Carabta, waxaana shirkaasi diirada lagu saarayaa taageerida Nabadda iyo Horumarinta dalalka Suudaan iyo  Jaziirada Comoros, Xadgudubka Israel ku hayso … Continue reading Somalia oo la wareegtay Guddoonka Ururka Jaamacadda Carabta (Daawo Sawirro)